Haweenka Dharka ku iibiya Carwooyinka Baydhabo oo ka Waramay Ganacsigooda

0
216

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Haweenka ku nool Magaalada Baydhabo, ayaa qeyb ka ah gancasiyada kala duwan ee ka jira Magaalada, waxaana ay fahmeen muhiimada uu ganacsiga leeyahay ,Hadaba maxay tahay waxyaabaha dumarka ku kalifey in ay Ganacsi ka furtaan Magaalada, iyo Fursadaha iyo caqabadaha ay kala kulmaan

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here