Wasaarada Waxbarshada KG Oo bilowday Bixinta Shahaadada Fasalka 8aad.

0
274

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)vMunaasabadan lagu Daah furaayey Bixinta Shahaadada Dugsiga Dhexe ee Fasalka 8aad ayaa lagu qabtay Xarunta Wasaaradda Waxbarashada KGS, Waxaana si rasmi ah u furey bixinta Shahaadada fasalka 8aad Wasiirka Waxbarashada Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Manaasabada Waxaa ka soo qeyb galay Wasiir Ku Xigeenk, Agaasimaha Wasaarada, Gudoonada Waxbarashada Seddaxda Gobol, qaar ka mid ah Wakiilada Waxbarashada ee heer degmo, Agaasinka Xafiska Imtixaanaadka & Shahaadooyinka, Waalidiin iyo qaar ka mid ah Maamulayaasha Dugsiyada Baydhabo.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here