Ganacsatada ku iibisa Qudaarta Suuqyada Baydhabo Oo ka hadlay Qiimaha la kala siisto

0
205

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Macalin Aadan Xasan waxaa uu kamid yahay ganacsatada yar yar ee Suuqa Baydhabo ku iibiya qudaarta sida Baradhada, Basasha Tuunta iyo Xawaajiga, kaasi oo ku jira mudo ku dhow 10 sano asigoona soo bilaawey 2012, waana shaqada maanta uu ku biisho qoyskiisa.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here