Maamulka Iskuulka Al-Macrifa Oo Munaasabad sagootin ah u sameeyay Ardayda dhameysatay Sanad dugsiyeedkan.

0
174

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Munaasabad lagu Sagootinayo Ardayda Iskuulka Hoose,Dhexe iyo Sare ee Al-Macrifa ee Magaalada Baydhabo ayaa aheyd mid lagu dhiiraqelinaayay Ardayda ka qeyb galay Imtixaanka Sanad Dugsiyeedka 2021/22 ee Fasalada 8aad iyo form 4 ka.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here