Xildhibaanada Golaha Deegaanka Degmada Xudur Oo Maanta Doortay Gudoomiyaha iyo Ku xigeenadiisa.

0
136

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xildhibaanada golaha deegaanka oo tiradooda gaarayay 27 xubnood ayaa guddoomiyaha degmada Xudur u doortay Cumar Cabdulaahi Maxamuud wuxuu heley 17 cod, sidoo kale Cali Xuseen Xasan ayaa heley 26 waxaana loo doortay gudoomiye ku xigeenka koowaad, halka Raxmo Nuur Aadan ay heshey 17 loona doortay gudoomiye ku xigeenka labaad ee maamulka magaalada Xudur.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here