Jaamacada BIU Oo Qabatay Imtixaanka Aqbalaada Ardayda Cusub Ee Jaamacadaasi.

0
163

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Jaamacada BIU oo ka mid ah jaamacadaha ku yaala MagaaladaBaydhabo ayaa u qabatay Imitaxaanka Qubuulka qaar ka mid ah ardeyda sanadkaan ka baxday Dugsiyada sare kuwaasi oo soo codsaday in ay ku biiraan jaamacadaasi.

Ardeydan oo tiradooda gaareysa ku dhawaad 250 arday ayaa u fadhiistay Wajiga koowaad ee imitaxaanka, waxayna Warbaahinta uga warbixiyeen Sida ay u arkaan imtixaanka ay galeen.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here