Ku dhawaad Laba Kun Oo Qoys Oo La Gaarsiiyay Deeq Raashiin ah .

0
181

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Deeqdan Raashinka ah ee ka timid Hay’ada gargaarka ah ee Boqor Salmaan ayaa waxa ay isugu jirtay Bariis, Bur, Sonkor Saliid iyo Timir, waxaana ka faa’ideystay in ka badan 1,500 oo qoys oo ka mid ah dadka ay saameeyeen abaaraha ka jira Soomaaliya.Waxaan goob joog ka ahaa dadka deeqdan raashinka ah oo lagu wareejinaya madaxa Boqor Salmaan.iyo Agaasimaha guud Wasaardda Gargaarka iyo Mareyna Masiibooyinka KG

Warkung Waliba nig haaye Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here