Mid ka mid ah Beeraleyda Qudaarta Ee Magaalada Baydhabo Oo Ka Waramay Faa’iidada uu leeyahay Geedka Rumaanku.

0
359

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Rumaanku waxa uu ka mid yahay geedaha sida gaarka ah uga baxa beeraha dalkeena, inkasta oo midhihiisa laga keeno dalalka Carabta sida Yemen, Isticmaalka Rumanka ayaa daawo u ah Cuduro Badan oo ay ka mid tahay Sonkorta iyo Gaaska sida uu noo sheegay Cabdille Bare Maxamed Iibi oo 18 sano ku dhex jiray Wax beerista ayaa hada Bilaawey in uu ka Faa’ideysto Rumaanka.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here