Madaxweynaha KG Oo Magaalada Baydhabo kulan kula qaatay ku xigeenka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay.

0
177

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Madaxweynaha KG Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen Oo Qasriga Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wafdi uu Hogaaminaayey ku xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ahna Madaxa UN-OCHA, Kulanka waxaa looga hadlay Arimaha Abaaraha iyo sidii wax loogu qaban lahaa Bulshada ku nool guud ahaan Deegaanada KG ee Saamaysay Abaarta Daran ee ka dhacday guud ahaan Dalka.

Warkung Waliba nig haayte Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here