Maamulka KG Oo Loogu Baaqay in ay Taageraan Dhalinyarada leh Hibada Hal abuurka.

0
168

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhiira-galinta iyo in garab istaag loo miijiyo qofka kasta oo la yimaada wax kasta oo lagu hormarin karo dadka iyo deegaanka ama indhaha bulshada u ah waxey muhiim u tahay in la helo dad mar weliba diyaar u ah in hal abuuradooda iyo aqoonta wax ugu taraan dadka iyo deegaanka.

Iyadoo taasi ay jirto ayaa sanadahaan gobolada koonfur galbeed gaar ahaan Degmooyin ka tirsan Baay iyo Bakool lagu arkaayey dhalinyaro da’ yar ah oo dhameystey waxbarashada dugsiyada sare in ay soo bandhigaan waxyaabo oo ay hal abuukooda la yimadeen.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here