Xaflada Qalin Jabinta Ardeyda Sanad Dugsiyeedka 2021-2022 ee Jaamacadda BIU Oo Magaalada Baydhabo lagu Qabtay

0
242

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Munasabada Qalin Jabinta Ardeyda Sanad Dugsiyeedka 2021-22 ee Jaamacadda Calamiga ee Baydhabo ayaa waxaa ka soo qeyb galay Wasiiro ka tirsan KGS oo ka mid yahay Wasiir ku xigeenka Waxbarshada, Maamuulada Iskuulda iyo jaamacadaha qaar,Waalidiin iyo Marti sharaf kale.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here