Midowga Barayaasha Degmada Xudur oo kulan dhiiragelin ah u qabtay macalimiinta wax ka dhiga iskuulada Degmadaasi

0
179

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Xaflad iyo qado sharaf ay soo qaban qaabiyeen midowga maclimiinta Degmada Xudur ayaa waxaa muhiimadedu ahayd sidii wax looga qaban lahaa waana kor loogu qaadi lahaa waxbarashada Degmada Xudur,Xafladda ayaa waxaa ka soo qeyb galey dhamaan maamuliyaasha iyo maclimiinta iskuulada Degmada Xudur, isku duwaha wasaaradda waxbarashada kg gaar ahaan degmada Xudur iyo marti sharaf kale oo xafladda lagu casuumey.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here