Kulan looga hadlaayay Sidii loo ilaalin lahaa Xuquuqda Carruurta Oo Baydhabo lagu qabtay.

0
154

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dood wadaagan oo Socday mudo laba maalin ah ayaa waxaa looga hadlayay xuququda caruurta,waxaana ka qeyb galay qeybaha kala duwan ee bulshada magaalada Baydhabo ku sugan iyo Agaasimayaasha wasaaradaha Haweenka iyo shaqada iyo shaqaalaha.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here