Barakacayaasha kaamka Wardhujiiley ee Magaalada Xuddur Oo Sheegay in Xaaladooda Nololeed sii adkaanayso.

0
194

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Qoysaskan Barakacayaasha ah ayaa dhawaan ka soo barakacay Tuulooyin u dhow degmada Xudur ee Xaruunta gobalka bakool, waxeyna wajaheyaan Xaalad nolol xumo oo u baahan in laga samata bixiyo, waxeyna deegaanadooda uga soo barakaceen abaarta jirta iyo amni Xumo.

Qaar ka mid ah Barakacyaasha ku nool Kaamka Wardhujiiley ayaa sheegay in ay helaan keliya Biyo taasi oo ka caawisa Hay’adda Garedo laakiin ay u baahan yihiin Gar gaar kale, waxeyna Hay’addaha iyo Dowladda ka codsadeen in loo soo gurmado.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here