Dood wadaag Looga Hadlaayay Xuriyada Hadalka Oo Magaalada Baydhabo Lagu qabtay.

0
271

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dood wadaagaan u dhexeeyey wariyaasha ka howgala Magaalada Baydhabo iyo Hey’addaha Dowlada sida Booliska, Wasaarada Warfaafinta iyo Hey’adda Garsoorka Ayaa waxaa looga hadlayay xoojinta wada shaqeynta wariyaasha iyo Dowlada iyo sidii loo xalin lahaa caqabadaha mararka qaar dhax mara labada dhinac.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here