Haweenay muddo 20 sano loo haystay inay dhimatay oo iyadoo socota qoyskeedii u tagtay

0
219

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Haweeney 20 sano kahor arageeda laga waayey dalka Hindiya, ayaa laga helay gudaha dalka Pakistan, kadib muuqaal lagu baahiyey Baraha Bulshada.

Hamida Bano, ayaa waxay ka tagtay Hindiya sanadkii 2002-dii, kadib markii wakiil shaqaale qorista ah, uu u xaqiijiyey in shaqo cunto Karin ah ay ka heli doonto magaalada Dubai, ee dalka Isu Tagga Imaaraatka Carabta.

Bano ayaa sheegtay in lagu qiyaamay magac shaqo, iyadoo la geeyey Pakistan.

Qoyska Hamida Bano, oo kunool magaalada Mumbai, ayaa sheegay, inay u maleynayeen inay dhimatay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here