Maamulka Machadka Al-qamar Ee Baydhabo Oo ugu Baaqay Waalidiinta inay ka Warqabaan Waxbarshada Carruurtooda.

0
182

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Alqamar Educational Academy Wuxuu ka mid yahay Machadyada lagu barto Ingiriiska, Caafimaadka iyo Kombiyuutarka, waxaana iksuulkaasi si isxilqaan ah ku dhisay qaar ka mid ah Ardey markii hore waxa ku soo barteen Dalka Dibadiisa, Wuxuuna Machadka uu sameynayaa Kobac dhanka Waxbarashada ah taasi oo sababtay in ay ka qalan jabiyaan Sanad waliba dufcado arday ah oo bartay maadooyin kala duwan.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here