Dhageyso:- Bulshada Degmada Walaweyn ee Gobalka Shabeelada Hoose oo baaq u direen Madaxweynaha Koonfur galbeed

0
361

Qaar ka mid ah qeybaha kala duwan ee bulshada ku nool degmada walaweyn ee gobalka shabeelada hoose oo ay ugu horeeyaan dhalinyarada ayaa waxay fariin u direen madaxweynaha dowlad gobaleedka koonfur galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen waxeyna sheegeen in ay dooneyaan maamul ay iyaga ku qanacsan yihiin si loo hormariyo adeegyada kala duwan ee degmadaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here