Odayaasha dhaqanka Degmada Baydhabo Oo bulshada ugu baaqay in la caawiyo Dadka Barakacyaasha ah

0
130

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)In ka badan Nus Milyan oo barakacyaal ah, waxay ku jiraan Xeriyaha Barakacyaasha ee Magaalada Baydhabo kuwaasi oo ah kuwa uga soo barakacay deegaanadooda abaaraha iyo marxaladooyin kale duwan oo soo wajahay.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here