Afhayeenka Midowga Macalimiinta Gobalka Baay Oo Ka Warbixiyay Muhiimada Loo aas-aasay Midowgaasi.

0
192

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Si loo Xoojiyo wada shaqeynta iyo iska warqabka Macalimiinta iyo Ilaalinta Xuquuqdooda ayaa waxa la dhisey dalad ay ku mideysan yihiin Macalimiinta wax ka dhiga iskuulada Dowliga ah kaasi oo lagu magacaabo Midowga Macalmiinta Iskuulada, waxaa kaloo uu midowgaan ka shaqeynayaan sidii loogu war qabi lahaa tayada Waxbarashada Carruurta iskuuladaas wax ku barata iyo bixinta Wacyigilinta Ardeyda in ay dadaal ku bixyaan waxbarashada aysan ku mashquulin wax yaabaha dhibaatada ku ah Waxbarashada Mustaqbalkooda.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here