Gudoomiyaha Degmada Baydhabo Oo Dahfurey dhismaha Dugsi Qur’aan ay wax ku bartaan Caruurta Barakacyaasha Ee ku nool Kaamamka

0
152

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Maamulka Degmada Baydhabo oo Fulinaya Amarka Madaxweynaha KG Cabdacasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa Daah-Furay Dhismaha Dugsi Qur’aan oo Horey Madaxweynaha ugu Balan qaaday Arday Ku jirta Kaamam ku yaala Duleedka Magaalada Baydhabo .

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here