Bulshada Magaalada Baydhabo Oo fahantay faa’idada uu leeyahay isticmaalka kalluunka.

0
242

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Bulshada ku dhaqan Magaalada Baydhabo Ee Xaruunta Gobalka Baay oo beriyahaan dambe aad u iibsada kalluunka ayaa aaminsan in kalluunku uu qiimo ahaan ka jaban yahay hilibka kale isla markaasna uu caafimaad ahaan ka fiican yahay.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here