Warbixin:- Sidee Dhalinyarada Ugu Faa’ideysan karaan Fursadaha ka jira Baraha Bulshada.

0
247

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Isticmaalka Aaladaha Baraha Bulshada waqtigaan la joogo wuxuu aad ugu tiirsan yahay Nolosha dadka dunida ku nool oo wuxuu ka qeyb qaatey fududeynta Isgaarsiinta Deg dega ah, Waxbarashada Iskuulada jaamacadaha iyo Waxbarashada diiniga ah oo laga helo Aaladaha Bulshada kuwada xiriirto, Ganacsiga ayaa isna kamid ah wax yaabaha Baraha Bulshada uu qeyb weyn ka qaato oo lagu soo Bandhigo waxkasta oo ganacsiga ku soo kordha iyo kuwa kaloo badan.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here