Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dr Abdulaahi Abdulqaadir Ali Oo Ka Mid ah Dhaqaatiirta Ka Howlgasha Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Baay ayaa Xili Uu Barnaamijka Caafimaadka Ee Raadiyow Arlaadi Marti Ku ahaa Waxaa Uu Faafaahin Ka Bixiyey Saameeynta Dhibaato Ee Laga Dhaxli Karo Daawooyinka Sida Qaldan Loo Isticmaalo Cudurada ay Sababaan.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir