Kulan Looga Hadlaayay biyo yarida ka jirta deegaanada KG Oo ka furmay Magaalada Xudur ee Gobalka Bakool.

0
201

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Doodan oo ku saabsan faafinta iyo Wacyigelinta Xeerka Sharciga biyaha Koonfur Galbeed soomaaliya ay soo qaban qaabiyeen Wasaaradda Tamarta iyo kheyraadka Biyaha Koonfur Galbeed ayaa waxaa ka soo qeyb galay Maamulka Gobolka Bakool, Kan Degmada Xudur Aqoonyahano Haween iyo Odayaal dhaqameed, Waxaa halkaasi lagu soo bandhigay buuga, waxaana ay ku doodeen is waafijinta xeerka buuga iyo biyaha degmada xudur.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here