Hooyooyinka Ku Nool Kaamamka Baydhabo Oo Dalbaday In Loo Sameeyo Isbitaalka Hooyada iyo dhalaanka.

0
211

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Waxaa jiraa caqabadooyin ay lakulmaan Hooyooyinka xiliga uurka taasoo la xiriirta xanaanada hooyada uureyda ayagoona dalbadey in kaamamka ay ku noolyihiin Looga dhiso xaruumaha hooyada iyo dhalaanka.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here