Qoxootigii dib ugu soo laabtay Baydhabo ee ka yimid Dalka Kenya Oo codsaday in gar gaar loo sameeyo Xili Maanta ay ku beegan tahay Maalinta Qaxootiga Aduunka..

0
261

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Tan ilaa sanadkii 2016 gobolada dalka soomaaliya gaar ahaan degaanada koonfur galbeed waxaa soo gaaraya qoxootigii ku noolaa dalka Kenya kuwaasi oo markii hore ay ka raadsadeen si ay u halaan nolashii ay ku heysteen dalka soomaaliya.

Qoxootigaan ku soo laabanaya dalka soomaaliya ayaa badankooda waxey carruur ay ku soo dhaleen dalkaasi iyadoo halkaasi ay ku heysteen waxyaabaha aas aaska u ah nolasha.

Madiino Cabdi Noor iyo Geedii Saciid Cusmaan waxey ka mid yihiin qoysaskii 2016 soo gaaray dalka soomaaliya gaar ahaan Degmada Baydhabo, waxeyna heystaan carruur badan oo ay halkaasi ku soo dhaleen.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here