Xarunta Jirdhiska Qaran Fitness Center ee Magaalada Baydhabo Oo Lagu soo kordhiyay Qeybta Dumarka.

0
299

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) mudooyinkii u dambeeyay Ragga iyo Dumarka misaankooda culsyahay ayaa waxa ay Dadaal u galeen sidii ay u dhimi lahayeen misaankooda culus ee jirkooda fuuley, halka kuwo kale ku dadaaleyaan in ay dhisaan jirkooda kana ilaaliyaan cayilka xad dhaafka ah, Iyadoo inta badan Goobaha Jimicsiga ay u badan yhiin raga ayaa Magaalada Baydhabo waxaa lagu soo kordhiyey qebta dumarka.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here