Wasaaradda Arimaha Gudaha KG Oo Soo Gabagabeysay aqoon is-weydaarsi loogu hadlaayay Maamul baahinta.

0
178

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasiirka Arimaha Gudaha dowlada hoose iyo dib u heshiisiinta koonfur galbeed soomaaliya Abadullahi xaaji Xasan ayaa soo xiray aqoon is-weydaarsi loogu hadlaayey maamul baahinta taasi oo ay ka soo qeyb galeen xubno ka kala socoday Wasaaradaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed soomaaliy, maamulka degmada iyo qeybaha kala duwaan ee Bulushada.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here