Dhageyso:-Barnaamijka Waxbarashada Ee Radio Arlaadi

0
481

Barnaamijka Waxbarashada ayaa waxaan mar waliba ku casuunaa Dadka ku firfircoon arimaha waxbarashada, inagoo u qabano doodo ka hadla hormarinta waxbarashada deegaanka. sidoo kale waxaan u kuurgalnaa xaalada waxbarasho ee dugsiyada baydhabo ku yaala iyo dadka ku nool xeriyaha barakacyaasha si ay u helaan waxbarasho

Halkan Hoos Ka DHageyso

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here