Wasaaradda Waxbarashada KG Oo Baydhabo ka daah furtay Imtixaanka Shahaadiga Ee fasalka 8aad

0
389

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Magaalada Baydhabo waxaa si rasmi ah uga furmey imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga dhexe ee ay qaadeyso Wasaaradda waxbarashada Koonfur Galbeed, 7,589 Ardey ayaa Guud ahaan koonfur galbeed sanadkan u fadhiisatay imtixaanka dugsiga dhexe ee fasal ka 8aad.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here