Kulan Lagu Soo Bandhigaayey Sharciga Diiwaangelinta Dad Weynaha Oo Baydhabo Lagu Qabtay

0
323

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Arrimaha Gudaha, Dowladaha Hoose iyo Dib-U-Heshiisiinta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaliya Oo Uu Wehelinaayay Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Saciid Alisow ayaa Si Wada Jir ah u Furey Kulan Lagu Soo Bandhigaayey Sharciga Diiwaangelinta Dad Weynaha.

Shircigan ayaa Waxaa Uu ahaa Mid Lagala Tashanaayey Qaar Ka Mid ah Wasaaradaha Koonfur Galbeed Soomaliya Iyo Qaar Ka Mid ah Howlwadeenada Gobolka Baay Iyo Degmada Baydhabo.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here