Ururka Ubaxa horumarinta bulshada Soomaaliyeed oo ku baaqay in la caawiyo dadka danta yar ee cudurka shuban biyoodka ku dhacay.

0
210

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Cabdi Jabriil Aadan gudoomiyaha Ubax horumarinta bulshada soomaaliyeed oo fadhigooda uu yahay Magaalada Baydhabo oo ay ka mid ahaayeen ururkii gurmadka u sameyeen dadka danta yare ee ku noo Magaalada Baydhabo intii lagu jiray bishii na soo dhaaftay ee ramadaanta ayaa waxaa uu ka hadlay dhibaatada heysata dadka danta yare ee ku nool kaamamka, Wuxuuna sheegay markii laga soo gudbo rashiin iyo wax ay ku nooladaan in hadda ay la soo derestay cudurka shuban biyoodka kaasi oo xaaladdooda ku sii shiday murugo kale.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here