Beeraha Qudaarta Ee Magalada Baydhabo Oo Markii Ugu Horeysey Lagu Beeray Miraha Tufaaxa.

0
213

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Axmed Keerow Cabdi Oo Ka Mid ah Bulshada Ku Nool Magalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Baay ayaa Waxaa Uu Gudaha Magalada Baydhabo Ku Soo Kordhiyey Hal abuur Wanaagsan Kaasi Oo Sameeyey ama Talaaley Geed Abuurka Tufaaxa Oo Inta Badan Ka Imaan Jirey Dalka Dibadiisa.

Inta Badan Miraha Geedka Tufaaxa ayaa Ka Baxa Dalal Kale Balse Tani Waxey Tusaala u Tahay In Waxyaabo Badan Oo Ka Mid ah Qudaarta Lagu Beeran Karo Gudaha Dalka Guud ahaanba Gobolada Dalka Soomaaliya.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here