Iskaashatada Beeraleyda Gobolka Baay Oo Ka Hadlay Sidii ay u Soo Saari Lahaayeen Dalagyo Tayo Sare leh.

0
242

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kulankan Waxaa shir gudoominaayay gudoomiyaha Ururka Iskaashatada Beeraleyda Gobolka Baay waxaa qeyb ka ahaa gudoomiye ku xigeenka ururka iyo Xogoyaha guud Ururka Iskaashatada Beeraleyda Gobolka baay Waxaan ka soo qeyb galey dhamaan beeraleyda Gobolka baay. Waxaan shirkan diirda lagu saaray sidii ugu faa’ideysan lahaayeen roobka.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here