Gudiga Dhismaha Masjidka Mursal ee Magaalada Baydhabo Oo Shaaca ka Qaadey iney Dhameys Tireen Dhismaha Cusub ee Masjidka.

0
391

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munaasbad Kooban Oo Loo Sameyey Furitaanka Masjidka Mursal Ee Magalada Baydhabo ayaa Waxaa Ka Soo Qeyb Galey Xubno Ka Socodey Gudiga Dhismaha Ee Masjidka,Culimaa’udiin Ganacasato Iyo Qaar Ka Mid ah Muxsiniintii Gacan Ka Geysatey Dhismaha Masjidka Iyo Marti Sharaf Kale.

Uga Horeyn Gudoomiyaha Gudiga Masjidka Mursal Ee Magalada Baydhabo Sheekh Abdiraxmaan Dheere ayaa Faafaahin Ka Bixiyey Qiimaha Lagu Dhisey Dhismaha Cusub Ee Masjidka Mursal Qaabka ay u Heleen Iyo Waqtigaan Deynta Lagu Leeyahay.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here