Biyo dhaamin Loo sameeyey Dadka ku Nool Tuulooyinka hoos yimaada Degmada Wanlaweyn.

0
284

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladaha Hoose iyo Dib-uheshiisiyiinta Dowlad Goboleedka KGS oo ka Duuleysa Daadajinta Adeegyada Bulshada ayaa Biyo Dhaamin usameysay Qoysaska Ku Nool Tuulooyinka hoos yimada Degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeelaha hoose oo Abaartu Saameysay.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here