Iskuulka Macruuf Oo markii Labaad ku guuleystay Koobka Midowga Iskuulada Nidaamiga ee Magaalada Baydhabo

0
346

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Tartan Ciyaareedkan Loo Qabtay Midowga iskuulaadka Nidaamiga ah ee Magaalada Baydhabo ardey ka kala socota ayaa waxaa soo qaban qaabiyey Midowga Ardeyda Koonfur Galbeed. Koobankan oo Sanadkiiba mar la qabta waxaa sanadkii labaad oo xariir ah ku guuleystay iskuulka ardeydii ka socotay Iskuulka Hoose dhaxe iyo sare ee Macruuf.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here