Agaasimaha Waxda Dalxiiska iyo Duur joogta Wasaarada Bey’adda KG Oo Ka Waramay Xuska Maalinta Duur joogta Aduunka.

0
332

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Sanad kasta Sedexda Maarso ayaa waxaa la xusaa Maalinta Caalamiga ah Duur joogta Aduunka waxaana loogu gol leeyahay sidii dadka ku nool dunida loogu waxyigeliyo ilaalinta duurjoogta.

Agaasimaha Waxda Dalxiiska iyo Duur joogta Wasaarada Bey’ada Abdirashiid Isaaq Hassan ayaa waxa uu Radio Arlaadi uga waramay Muhiimada Maalintaan dunida ku leedahay isagoo sharaxay hadafka guud ee laga leeyahay in duur joogto loo asteeyo maalin gaar ah wuxuu kaloo ka hadlay Xaaladaha ay ku sugan yihiin duur joogta Soomaaliya gaar ahaan KG iyo Arimaha Bey’da isagoo tilmaamay in waqtigaan duur joogto Saameysay Abaarta dalka ka jirta.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here