Maamulka Carwada Salaam Fashion One Oo Sheegey in xaruumo kale ka furi doonaan Magaalada Baydhabo.

0
537

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Carwo salaam Fashion one waxaa magaalada baydhabo laga hirgaliyey 2015 waxeyna ka mid tahay carwooyinka kaliya lagu iibiyo dharka dumarka iyo waxyaabaha kale ee lagu qurxiyo guryaha, waxeyna qeyb ay ka tahay carwooyinka ganacsi ee horumarada ka sameeyay Magaalada Baydhabo.

Cabdiladhiif Maxamuud Axmed waxaa uu kamid yahay maamulka Carwo salaam Fashion one xili uu u waramay Arlaadi Raadiyow ayaa sheegey in muddada ay furan tahay Carwada ay kasbatay macamiil fiican taasi oo sabab u ah adeegyada ay u heyso bulshada uu ah mid tayo leh.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here