Jaamacada Frontier Oo Biyo Dhaamin u Sameysay Qoysas Barakacayaal ah.

0
326

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Qoysaskan Danyarta ah ka soo Barakaceen degmooyin ka tirsan Gobolka Baay xiligaan ku nool duleedka Magaalada Ayaa waxay jamacada Frontier ay ka heleen biyo dhaamin.

Maxamed Kheyr Sheekh Xasan Gudoomiyaha Midowga Ardayda Jaamacada ayaa sheegay in ka jaamacad ahaan ay inta awoodaan ay soo gaarsin doonaan qoyaska danyarta ah.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here