Hooyo Wiilkeeda Ka xanuunsan Oo Bulshada Soomaaliyeed Ka dalbatay caawinaad.

0
502

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ku dhawaad 14 sano ayuu xaaladdaan ku jira Xuseen Isaaq Aadan oo ah wiil dhalinyaro ah oo ku nool Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka baay.

Xuseen Isaaq ayaa mudadaan wuu ku qaatay qolkaani yar oo ka sameysan jiingad oo aan uga difaacin Karin dhaxanta habeenkii iyo kuleelka jira maalintii, hurdo fiican ma helo inta lala joogo oo kaliya ayaa sidaan u asturan yahay kaligiisa markuu yahay xitaa naftiisa ayuu dhibaateya.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here