Hirgalinta goobaha Laga Cunteeyo oo Qeyb ka ah Horumarka ganacsi oo ku soo badanaya Baydhabo .

0
385

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dahfurka Xaruuntan ganacsi ee Zeytuun Resturant and Coffeteria Hall ee laga hirgeliyay magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobalka Baay ayaa waxay qeyb ka tahay hormarada ganacsiyeed ee ka jira gudaha magaalada Baydhabo.

Furitaanka xafladan Zeytuun Resturant ayaa lagu casuumay qeybaha kala duwan ee bulshada si ay wax uga ogaadaan adeegyada ay u heyso bulshada magaalada Baydhabo.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here