Maamulka Iskuulka Al-Ceyn Oo ka hadlay muhiimada ay leedahay Barashada Maadooyinka ganacsiga iyo Tiknolijiyada

0
241

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dowlada Federaalka Soomaaliya oo ay ka shanayso Maamuul Goboleedyada Dalka waxaa si habsami leh uga socda in iskuulada ay noqdaan kuwa isku manhaj ah

Maamulaha iskuulka Al-ceyn Ustaad Cumar xasan Aadan ayaa waxa uu sheegay in uu dhaqan galay Manhajka dunidan ay tahay mid iskula jaanqadayso tiknolijiyada Bulshada KGS muhiim u yahay inay bartaan maadooyinka Tiknolijiyada iyo Ganacsiga.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here