Xildhibaanada Baarlamaanka KG Oo Ansixiyey Xeerka Shaqaalaha aan Dowliga ahayn.

0
536

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Koonfur Galbeed Soomaaliya Dr Ali Saciid Faqi iyo Labadiisa ku xigeen ayaa shir gadoomiyey shirka kala fadhiga 4aad, kulankiisa Afaraad ee Barlamanka kaasi oo lagu ansixiyay heeraka shaqaalaha aan dowliga aheyn.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here