Warbixin Ku Saabsan Saameynta Dhibaato Ee ay Leeyihiin Biyaha Wasakheysan.

0
481

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waxaa Jira Cuduro Fara Badan Oo Faafa Kuwaasi Oo Saameyn Caafimaad Daro u Geysta Bulshada Waxeyna Cuduradaasi Qaarkood ay Ka Dhashaan Goobaha Ay Biyaha Fadhiistaan.

Dr Ahmed Sheekh Ali Oo Ka Mid ah Dhaqaatiirta Caafimaadka Ee Magalada Baydhabo Ayaa Xili Uu Barnaamijka Caafimaadka Ee Raadiyow Arlaadi Marti Ku ahaa Waxaa Uu Ka Warbixiyey Saameynta Dhibaato Ee Laga Dhaxlo Biyaha Wasakheysan.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here