Dhageyso:-Howlwadeenada Cisbitaalka Tiirow oo dadka barakacyaasha ah gaarsiiyeen daawooyin.

0
336

Maamulka Xaruunta Cisbitalka Tiirow ee magaalada baydhabo ayaa waxey deeq daawo iyo baaritaan isugu jirta u sameeyeen dadka barakacyaasha ah ee ku jira xeriyaha barakacyaasha ee duleedka degmada baydhabo ee xaruunta gobalka baay, iyadoo dadkaasi uu saameyn kala duwan ku yeeshay roobabkii ka da,ay baydhabo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here