Taliska Ciidanka Amisom Sactor 3 Oo Deeq Raashin ah u qeybiyey Qoysaska Danyarta ah

0
334

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Deeqdaan oo isugu Jirta Raashinka Noocyadiisa Kala duwan ayaa ka timid Taliska Amisom Qeybta Sedexaad oo Fadhigoodu Baydhabo yahay, Qoysaska deeqda la gaarsiiyay ayaa gaaraya ilaa Boqol Qoys oo saameysey Abaaraha waqtigaan dalka ka jirta kuwaasi oo deeganadii ay horey u deganayeen ka soo barakicisay.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here