Kulan looga hadlayey sidii loo Joojin lahaa Askareynta Caruurta Oo Maanta lagu Qabtey Magalada Baydhabo.

0
292

Muhiimada Kulanka ayaa ahaa sidii loogu wada xaajoon lahaa sida loo joojin karo Askareynta Caruurta oo ah mid Xad gudub ku ah Xuquuqda Caruurta waxaa kasoo qeyb galay Haween ka kala socdey Xaafadaha Magaalada Baydhabo Askar ka tirsan Ciidanka Xooga dalka Soomaaliya Madaxda wasaarada Haweenka KG.

Warkung Waliba nig haaye. Abduqaadir Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here