Maamulka Gobolka Bokool oo Ku Baaqay in Gargaar Bani’aadanimo lala gaaro SHacabka ku nool Gobolkaas Ee Abaarta Saameysay

0
462

Gobolka Bokool wuxuu kamid yahay Goobaha ay wali ay ka jirto Xaaladaha Bani’adannimo hadana ay sii kor dhisay Abaarta Wadanka oo dhan ka jirta,waxaa jirta Qoysas ku nool Gobolkaas oo markii hore ahaa ugaarato sidaa ay Noloshooda ku maareynayeen kuwaasi oo hada wajahaya Xaalada adag maadama Ugaartii la waayey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here